Taliyaha CXD iyo saraakiil ka tirsan Midowga Yurub oo ka wada hadlay arrimo muhiim ah +Sawirro
Taliyaha ciidanka xoogga dalka, sareeyo guuto Odowaa Yuusuf Raage, ayaa taliyaha howlgalka Midowga Yurub ee Soomaaliya (EUTM) kala hadlay xoojinta ...
Taliyaha ciidanka xoogga dalka, sareeyo guuto Odowaa Yuusuf Raage, ayaa taliyaha howlgalka Midowga Yurub ee Soomaaliya (EUTM) kala hadlay xoojinta ...
15 askar oo ka tirsan booliiska Soomaaliya gaar ahaan hogaanka Daraawiishta ayaa tababar kor loogu qaadayo xirfadaha; sida naf badbaadinta, ...
Guddomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqodisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) kulan la tashi ah galabta la qaatay ...
Wasaaaradda Caafimaadka Xukumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in meel wanaagsan uu marayo qorshe dalka lagu keenayo wajiga labaad ee Talaalka ...
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa aaladda fogaan aragga uga qeyb galay shirka Iskaashiga Wadamada Geeska ...
Wasiirka Cadaaladda iyo Garsoorka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiqaadir Maxamed Nuur ayaa maanta kulan la qaatay Danjiraha Boqortooyada Ingiriiska ...
Dowladda Liibiya ayaa sheegtay in lasoo badbaadiyay 163 tahriibe kuwaas oo kusii jeeday qaaradda Yurub. Taliyaha ilaalada xeeabaha Liibiya ayaa ...
Wasiirka Wasaaradda Caafinaadka Galmdug Dr Cabdiwali Cabdulaahi Jaamac ayaa Caabudwaaq maanta ka daahfuray Tababar la xariira qaabka bixinta tallaalka COVID-19 ...
Qiyaastii 1,200 oo Hoteel oo ku yaalla magaalada Makka ayaa isu diyaarinaya soo dhaweeynta martida dooneysa in maalmo ka mid ...
Xildhibaanada golaha shacabka ayaa maanta ansixiyay, Axmed Zeylici Muuse iyo Maxamed Cusmaan Cabdulaahi Xamza oo ka mid noqonaya xubnaha guddiga ...
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho