Madaxweynaha Puntland oo guddi u magacaabay kasoo talabixinta Amniga Magaalooyinka puntland
Madaxweynaha Dowlad gobaleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta guddi u magacaabay dardargelinta iyo kasoo talabixinta Amniga magaalooyinka Puntland ...
















