Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo kulan la qaatey wakiilo ka socday beesha caalamka “SAWIRRO”
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa kulan la qaatey wakiilo ka socday Beesha Caalamka ...
















