Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta oo Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka cusub ee dowladda Shiinaha “SAWIRRO”
Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Dowlada federaalka Soomaaliya Mudane Jamaal Maxamed Xasan, ayaa maanta ku qaabilay xafiiskiisa safiirka ...
















