Ra’iisul Wasaare Rooble oo la kulmay Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashooyinka
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa la kulmay Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashooyinka. Guddiga ayaa Ra’iisul Wasaaraha ...
















