Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Batroolka oo shir guddoomiyay kulan looga hadlayay howlaha hortebinta leh ee Wasaaradda
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xaashi Carabeey ayaa Shir Guddoomiyay Shirka Agaasimaha Waaxeedyada Wasaaradda ...
















