Wasaaradda arrimaha gudaha XFS oo Dhuusamareeb ka daah-furtay dood wadaag ku saabsan maamul daadejinta hay’adaha dowladda
Wasiir ku xigeenka Wasaarada arrimaha gudaha Federaalka iyo dib-u-heshiisiinta , Axmed Cusmaan Aadan (Qooje) ayaa daah-furay dood wadaag ku saabsan ...
















