Doorashada Aqalka Sare ee Galmudug oo la soo gabo gabeeyay “SAWIRRO”
Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa maanta lagu soo gabo gabeeyay doorashada lix kursi oo ka mid ah ...
Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa maanta lagu soo gabo gabeeyay doorashada lix kursi oo ka mid ah ...
Malaayiin kamid ah shacabka dalka Zambia ayaa Khamiistan maanta ah u dareereya goobaha codbixinta doorashada madaxtinimada dalkaas xilli ay jirto ...
Magaalada Dhuusamareeb, waxaa ka socota qaban qaabada doorashada lix xubnood oo ka tirsan aqalka sare ee baarlamanka Soomaaliya. Madaxweynaha Galmudug, ...
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo kulan Nairobi kula qaatay Ganacsatada ayaa ka hadlay xaaladda uu ...
Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in la diiwaan geliyay 64 xaalado cusub ...
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya Dr. Fowsiya Abikar ayaa mujtamaca Soomaaliyeed kula wadaagtay boogeeda Twitter-ka fariin ku saabsan xaaladda isa soo ...
Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qabatay, kulan dib u eegis loogu ...
Marwada Koowaad ee Dalka Marwo Saynab Cabdi Macallin oo ka qeyb gashay shirweynaha Haweenka Ganacsatada Soomaaliyeed ayaa ku dhiirrigelisay horumarinta ...
Wasiirka Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa kulan magaalada Ankara kula yeeshay dhigiisa dalka Turkiga Lütfi ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la qaatay qaar ka mid ah ganacstada Soomaaliyeed ee ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho