Ra’iisul Wasaaraha X.F.S, oo kulan laqaatay Madaxda Dowlad Goboleedyada & Wakiilada Caalamka
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo ay weheliyaan Madaxda Dowlad Goboleedyada, Puntland, Jubbaland, Koonfur Galbeed, Hirshabelle, ...
















