Wasaaradda Gargaarka Koonfur Galbeed oo tababar u furtay qaar ka mid ah shaqaalaha Wasaaradaha “SAWIRRO”
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gargaarka Koonfur Galbeed Soomaaliya oo faah faahiyay Tababar loo furey qaar kamid ah shaqaalaha Wasaaradaha Maamulkaas. ...
















