Duqa Caasimadda oo shir guddoomiyay shirka Guddoomiyasha Degmooyinka Gobolka Banaadir “SAWIRRO”
Guddoomiyaha Gobolka ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa shir guddoomiyay shirka Guddoomiyasha Degmooyinka Gobolka Banaadir ...
















