Wasaaradda Caafimaadka Koonfur Galbeed Soomaaliya oo si rasmi ah u daah furtey Tallaalka ka hortagga COVID-19 “SAWIRRO”
Wasaaradda Caafimaadka Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Maanta si rasmi ah u dah furtey Tallaalka ka hortagga Cudurka COVID-19 ...
















