Wasiir Cabdiwahaab Ugaas ayaa sheegay kulankan oo xoojinaya xiriirka labada dhinac inuu sidoo kale ka helay dhiggiisa Masar ballan-qaad la xiriira dhammaan dhinacyada ay taageerrada uga baahantahay Soomaaliya si dib loogu dhiso hay’adaha dowliga ah loona soo celiyo xasilloonida bulshada.
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay Danjiraha Masar ee Soomaaliya
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay danjiraha Jamhuuriyadda Carbeed ee Masar u...
















