Wasaaradda Caafimaadka Puntland oo Ololaha Wacyigelinta Bulshada ee xakamaynta iyo ka hortagga COVID-19 ka bilowday Qardho “SAWIRRO”
Wasaaradda Caafimaadka Dawlad Goboleedka Puntland ayaa Olole wacyi-gelineed oo ku saabsan ka hortaga iyo xakamaynta caabuqa COVID-19 ka bilawday degmada ...
















