Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorsheynta oo kulan la qaatay sargaal ka socday hay’adda UNDP ee Soomaaliya
Agaasimaha Guud ee Wasaarada Qorsheynta Qaranka Mudane Cabdulqaadir Maxamed Aadan ayaa maanta kulan wax-ku-ool ah la yeeshay Ku-xigeenka Wakiilka Deegaanka ...
















