Ardayda dugsigga daarul-xanaan Qardho oo Cumputure cusub loogu deeqay
Hay'adda Afrika ee horumarinta oo ah mid ay ku midaysan-yihiin dhalinyaro soomaaliyeed oo samafalayaal ah, mudana ka shaqayneysay arrimaha bulshada ...
Hay'adda Afrika ee horumarinta oo ah mid ay ku midaysan-yihiin dhalinyaro soomaaliyeed oo samafalayaal ah, mudana ka shaqayneysay arrimaha bulshada ...
Taliyaha Qeybta Booliska Gobalka Bari Gaashaanle Sare Xuseen Cali Maxamuud ayaa Maanta Magaalada Bosaaso ugu soo xiray Tababarka Sugidda Amniga ...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa warbixin guud ka bixiyay waxyaabihii ayka wada hadleen Safiirka Dowlada ...
Taliyaha Qeybta Booliska Gobalka Bari Gaashaanle Sare Xuseen Cali Maxamuud ayaa maanta kormeeray qaar ka mid ah Iskuulada hoose,dhexe iyo ...
Guddoomiyaha Gobolka Bari Senator Cabdisamad Yuusuf Maxamed Abwaan, ayaa maanta kulan la qaatay guddiga warshada Ogsijiinta sameeysa iyadoo dhawaan la ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa guddoomiyay shirka tiirka Arrimaha Bulshada oo looga hadlay mashaariicda lagu ...
Habka gargaarka degdega ah iyo nuucyada gurmadka fudud ee ay bixiyaan shaqaalaha bisha cas ayaa lagu soo bandhigey munaasabadan oo ...
Wasaraddaha Caafimaadka Galmudug iyo Dowladda Federaalka oo kaashanaya hey’adda Caafimaadka aduunka ee WHO ayaa magaalada Dhuusamareeb tababar ku saabsan maareynta ...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Aqalka madaxtooyadda ee Magaalada Baydhabo ku qaabilay Safiirka ...
Ururka aragaxisada Al-shabaab ayaa Qaraxyo miino ah ku xiray garoonka diyaaradaha degmada Buula-burde ee gobolka Hiiraan, waxaana jira khasaaro kala ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho