Dowlad Goboleedka Hirshabeelle oo maanta soo gabagabaneyso doorashada xubnaha Aqalka Sare ku matalayo.
Doorashada Xildhibaanada Aqalka Sare ku matali doono Maamul Goboleedka Hirshabeelle ayaa la filayaa in maanta lagu soo gabagabeeyo Magaalada Jowhar. ...
















