Wasiirka Caafimaadka oo ka warbixisay xaaladihii ugu dambeeyay COVID-19 ee Dalka
Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in la diiwaan geliyay 105 ...
Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in la diiwaan geliyay 105 ...
Taliyayaasha Ciidamada Militariga ee dalalka Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa Addis ababa kulan gaar ah ku yeeshay. Berhanu jula iyo Janeraal ...
Shirka wada-tashiga Qorshe Howleedka 2021-2022 ee Istaraajiyadda Xalka Waara ee Dowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa maanta lagu soo gaba gabeeyay Magaalada ...
Golaha Wadatashiga Qaranka ayaa maanta kulan la yeeshay Guddiyada Doorashooyinka Heer Federaal iyo Heer Dowlad-goboleed oo ay ka wada hadleen ...
Madaxweyne Ku-xigeenka Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa xarunta Madaxtooyada ku qaabilay madaxa Hay'adda WFP ee Gobolka ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qeyb galay munaasabadda lagu howl-gelinayo Guddiga 4-aad ee Afsoomaaliga ayaa ...
Deeq isugu jirta daawooyin iyo qalab caafimaad ayaa waxaa maanta gudoomiyha dagmada warta nabadda ee goblka banaadir saynab maxamuud warsame ...
Wasaaradda Caafimaadka Galmudug oo kaashaneysa hey'addaha Caafimaadka Adduumka ee WHO ayaa maanta magaalada Dhuusamareeb tababar uga daah furay tababarayaasha heer ...
Wasiirka Waxbarashada Galmudug Maxamed Xaashi Dhoore ayaa maanta kormeeray ololaha waxbarida iyo wacyigalinta reer miyiga oo ay Galmudug udub dhexaad ...
Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa Maanta waxaa ay xukun ku riday Nin ka tirsanaa Kooxda Daacish una qaabilsanaa ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho