Thursday, September 10, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Caafimaadka Puntland oo maanta lagu qabtay xuska maalinta Caalamiga ah ee Badqabka Bukaanka “SAWIRRO”

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
5 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda Caafimaadka Puntland oo maanta lagu qabtay xuska maalinta Caalamiga ah ee Badqabka Bukaanka “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Waxa maanta xarunta dhexe Wasaaradda Caafimaadka Puntland ka dhacay xuska maalinta Caalamiga ah ee badqabka bukaanka.

Wasiirka Wasaaradda Dr Jamac Farax Xasan qaar kamid ah Agaasima waaxeedyada ayaa ka qaybgalay sidoo kale waxaa joogay xubno ka socday hayโ€™adda Caalami ah qaarkood.

Related posts

Hoggaamiyeyaasha ururrada shaqaalaha ee ka kala socda dalalka Geeska Afrika oo shir ku yeeshay Muqdisho

Hoggaamiyeyaasha ururrada shaqaalaha ee ka kala socda dalalka Geeska Afrika oo shir ku yeeshay Muqdisho

September 9, 2026
๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ฅ๐š ๐ค๐ฎ๐ฅ๐ฆ๐š๐ฒ ๐†๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐š ๐’๐š๐ซ๐ž ๐ž๐ž ๐€๐ค๐š๐๐ž๐ž๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐‡๐จ๐ ๐ ๐š๐š๐ฆ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ง

Maalintaan ayaa noqonaysa markii ugu horraysay ee Puntland lagu qabto waxaana hal ku dhig looga dhigay โ€œ Badbaadada Hooyada iyo Dhalaankaโ€

Mohamed Abdiqaadir oo ka socday hayโ€™adda UNICEF oo ka hadlay xaflada ayaa yiri:-

โ€œ Waxaan soo dhawaynayaa inaan kasoo qaybgalo maalinta caalamiga ah ee bad-qabka bukaanka kaasoo ah mawduuc muhiim ah kaasoo looga hadlayo sidii adeega ugu fiican loo siin lahaa bukaanka soo booqanaya xarumaha caafimaadka.โ€

โ€œSidaad aragtaan hal ku dhiga maanta waa sidoo loo badbaadin lahaa hooyada iyo dhalaanka taasina waa mida ugu muhiimsan madaama bukaanada ugu badan ee xarumaha caafimaadka taga ay iyaga ugu badanyihiin.โ€

Xaashi Muuse oo ka socday hayโ€™adda UNICEF oo isna hadal ka jeediyay ayaa sheegay:-

โ€œ Waxaan ku faraxsanahay inaan maanta wasaaradda kala soo qaybgalo xuska maalintaan caalamiga ah ee Bad-qabka Bukaanka, sidaad ogtihiin maalintaan waa maalin muhiim u ah nolosha aadanaha si gaar ah bukaanka tagaya xarumaha caafimaadkaโ€

โ€œSidaa aan arko maanta waxaa mawduuca looga dhigay badbaadada hooyada iyo dhalaanka oo ah kuwa ugu muhiimsan oo ubaahan inay helaan adeega ay uga baahanyihiin xarumaha caafimaadka, waxaan rajaynayaa inana kor uqaadno adeega laga helayo xarumaheena caafimaadka.โ€

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadkaย  Puntland Dr Jamac Farax Xasan oo xaflada ka hadlay ayaa sheegay.

โ€œWaxaan ku faraxsanahay inaan maanta aan xusayno maalin muhiim ah oo adduunka ka mid ah kuwa ugu muhiimsan oo ah sidii bukaanka imaanaya xarumaha caafimaadka sidii loo siin lahaa adeeg dhamaystiran oo lagu badbaadinayo noloshiisa. Waxaan ka wasaaradda ahaana rajaynayaa in maalin gaar ah aan lagu koobine ay noqoto mid si joogta ah aan uga shaqaynayno.โ€

โ€œWaxaan rabaa inaan dul istaago mawduuca sanadkaan la qaatay ee ah badbaadinta Hooyada iyo dhalaanka oo aan ognahay muhiimada ay leeyihiin sida aad maqlayseena 100,000 oo hooyo oo dhalaysa inay dhimato 700 oo kamid ah taasoo ah mid badan oo aan doonayno inaan intaas sii yarayno sidaad la socotaana wasaaradda oo ka duulaysa badbaadinta hooyada iyo dhalaanka waxaan meelaha fogfog ka furnay qeybo cusub oo qaliinka hooyada ah si loo badbaadiyo, waxaana qorshaha noogu jira inaan sii labo jibaarno sidii aan uga shaqayn lahayd badbaadinta ilmaha.โ€

Previous Post

Safaaradda Soomaaliya ee Uganda oo ay ka socdaan howlo dib loogu dayactirayo ย 

Next Post

Wasaaradda Caafimaadka XFS oo xustay Maalinta Caalamiga ah ee Bad-qabka Bukaanka “SAWIRRO”

Next Post
Wasaaradda Caafimaadka XFS oo xustay Maalinta Caalamiga ah ee Bad-qabka Bukaanka “SAWIRRO”

Wasaaradda Caafimaadka XFS oo xustay Maalinta Caalamiga ah ee Bad-qabka Bukaanka "SAWIRRO"

Hoggaamiyeyaasha ururrada shaqaalaha ee ka kala socda dalalka Geeska Afrika oo shir ku yeeshay Muqdisho

Hoggaamiyeyaasha ururrada shaqaalaha ee ka kala socda dalalka Geeska Afrika oo shir ku yeeshay Muqdisho

September 9, 2026
0

Hoggaamiyeyaasha ururrada shaqaalaha ee ka kala socda dalalka Geeska Afrika ayaa maanta isugu yimid Muqdisho, iyadoo la furay Shirka Golaha...

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ฅ๐š ๐ค๐ฎ๐ฅ๐ฆ๐š๐ฒ ๐†๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐š ๐’๐š๐ซ๐ž ๐ž๐ž ๐€๐ค๐š๐๐ž๐ž๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐‡๐จ๐ ๐ ๐š๐š๐ฆ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ง

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ฅ๐š ๐ค๐ฎ๐ฅ๐ฆ๐š๐ฒ ๐†๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐š ๐’๐š๐ซ๐ž ๐ž๐ž ๐€๐ค๐š๐๐ž๐ž๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐‡๐จ๐ ๐ ๐š๐š๐ฆ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ง

September 9, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka ah Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa shir muhiim ah la qaatay Guddiga Sare iyo Maamulka...

Wasiirka Amniga Gudaha oo ka qeybgalay Madasha Caalamiga ah ee Amniga ee Lianyungang

Wasiirka Amniga Gudaha oo ka qeybgalay Madasha Caalamiga ah ee Amniga ee Lianyungang

September 9, 2026
0

Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta ka qeybgalay furitaanka Madasha Caalamiga ah...

Wasiirka Warfaafinta oo soo xiray Madasha Labaad ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta

Wasiirka Warfaafinta oo soo xiray Madasha Labaad ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta

September 8, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta magaalada Muqdisho si rasmi ah ugu...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In