Madaxweynaha Hirshabeelle oo baaq nabadeed u diray beelaha walaalaha oo ku dagaalamaya qeybo kamid ah Beladweyne
Madaxweynaha Dowlada Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa baaq nabadeed u diray beelaha walaalaha ah ee ku dagaalamaya deegaanka kabxanlay ...
















