Guddigii loo xil saaray baarista dil loo geystay askari ka tirsanaa ciidanka Qaranka oo la kulmay ehelada marxuumka “Sawirro”.
Gudi Wasiiro iyo Saraakiil Amni isugu jiray oo uu Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble u magacaabay baarista dil qarsoodi ah ...
















