Sunday, September 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha HirShabeelle oo guddi 16 xubnood ah u magacaabay fatahaadaha

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
5 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha Hirshabeelle oo magacaabay Wasiiro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha maamulka Hir-Shabeelle Cali Cabdullahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa magacaabay guddiga fatahaadaha dowlad goboleedka Hir-shabeelle oo ka kooban 16 xubnood, kuwaas oo kala ah:

1: Maxamed Cali Caadle (Gudoomiye)

Related posts

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

September 12, 2026
Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

September 12, 2026

2: Maxamed Cumar Ceymooy (Kuxigeen)

3:Saadaq Salaad Warsame (Xubin)

4:Saalax Maxamed Xasan (Xubin)

5: Maxamuud Wabar Xasan (Xubin)

6: Cabdikariin Cali Nuur ( Xubin)

5: Caasho Khaliif Maxamed ( Xubin)

8: Jaamc Xuseen Xaashi (Xubin)

9: Maxamuud Sheikh Cali (Xubin)

10: aadan Barre Maxamed (Xubin)

11: Cabdiwali Sheikh Cali (Xubin)

12: Cabdulqaadir Cabdulle (Xubin)

13: CabdiMahad C/lle qoorgaab (Xubin)

14: Cabdi Macaan Maxamed (Xubin)

15: Cali jeyte Cismaan (Xubin)

16: Axmed Meyar Makaraan (Xubin).

Wabiga Shabeelle ayaa fata haad xoog leh ka geystay deegaanada HirShabeelle, waxaana go’doon gashay caasimadda maamulkaas ee Jowhar.

Previous Post

Madaxweyne Qoor Qoor oo magacaabay guddi baara dilkii Sheekh Cali Dheere

Next Post

MADAXWEYNE FARMAAJO OO KA TACSIYEEYEY GEERIDA JANARAAL CALI ISMAACIIL MAXAMED

Next Post
MADAXWEYNE FARMAAJO OO KA TACSIYEEYEY GEERIDA JANARAAL CALI ISMAACIIL MAXAMED

MADAXWEYNE FARMAAJO OO KA TACSIYEEYEY GEERIDA JANARAAL CALI ISMAACIIL MAXAMED

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

September 12, 2026
0

Dable Xoogga Maxamuud Axmed Faarax Kabtan Dhashiike, ayaa Lagu Eedeeyay in uu si kas ah u dilay Marxuum Cabdicasiis Sheekh...

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

September 12, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed XDS General Sahal Cabdullaahi Cumar oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS ayaa...

Wasaaradda Amniga Galmudug oo daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta iyo wada-shaqaynta guddiyada

Wasaaradda Amniga Galmudug oo daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta iyo wada-shaqaynta guddiyada

September 12, 2026
0

Wasaaradda Amniga Galmudug ayaa maanta magaalada Gaalkacyo ka daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta, xirfadaha iyo wada-shaqaynta guddiyada iskaashiga Booliiska iyo...

Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga lada dal

Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga lada dal

September 12, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Shacbiga Shiinaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In