Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya oo Ankara kula kulmay dhigiisa dalka Turkiga
Wasiirka Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa kulan magaalada Ankara kula yeeshay dhigiisa dalka Turkiga Lütfi ...
Wasiirka Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa kulan magaalada Ankara kula yeeshay dhigiisa dalka Turkiga Lütfi ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la qaatay qaar ka mid ah ganacstada Soomaaliyeed ee ...
Kulankaan ayaa waxaa uu ahaa mid Mamulka iyo saraakiisha Ciidamada ku kala war qaadanayeen sida amniga loo adkeyn karo, maadaamaa ...
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo Wafdigii uu hogaaminayay ee safarka shaqo ku jooga Dalka Kenya ayaa gaaray ...
Munaasabadaan daahfurka u ahayd Masajidka Jaamaca oo ah Masjidka ugu weyn ee magaalada Xudur oo ay soo qaban qaabiyeen Guddiga ...
Safiirka Soomaaliya u fadhiya Zambia, Danjire Xaawa Xasan Maxamed ayaa ka qeyb gashey kulan wada tashi ah oo dhexmaray ergo ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble oo safar shaqa ku jooga dalka Kenya ayaa bogaadiyay doorashada xubnaha ...
Guddiga qabashada Doorashada Aqalka sare ee Baarlamaamka Galmudug ayaa kulan ay yeesheen kadib soo saaray Habraaca Doorashada Aqalka sare ee ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaliya iyo Amiirka dalka Qatar ayaa qadka Telefoonka uga wada hadlay xoojiintaiyo horumarinta xiriirka labada dal. Madaxweynaha Jamhuuriyadda ...
Guddoomiyaha guddiga doorashooyinka heer dowlad goboleed ee Galmudug Maxamed Daahir Guuleed, ayaa maanta shahaadada musharaxnimada guddoonsiiyey qaar ka mid ah ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho