Askar ka tirsan ciidamada Niger oo lagu dilay weerar ka dhacay gudaha Dalkaasi
Wasaaradda gaashaandhiga ee Niger ayaa sheegtay in 15 askari oo ka tirsan ciidamada Ammaanka lagu dilay weerar ka dhacay koofurta ...
Wasaaradda gaashaandhiga ee Niger ayaa sheegtay in 15 askari oo ka tirsan ciidamada Ammaanka lagu dilay weerar ka dhacay koofurta ...
Maxkamada ciiidamada qalabka sida ee qaybta Galmudug ayaa maanta u fadhiisatay gar-maqalka dacwad ciqaabeed dil ah oo uu ku eedeeysnaa ...
Waxaa maanta Magaalada Baydhabo ee Xarunta KMG ah ee Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed lagu wadaa in ay ka dhacdo doorashada ...
Weerarada ayaa qayb ka ah olole ay wadaan militeriga waddanka Afghanistan oo ay ku bartilmaameedsanayaan qolyaha Taalibaanka dalka Afghanistan,kuwaasi oo ...
Guddoomiyaha Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka Soomaaliya Cabdullahi Abyan Nuur iyo wafti uu hogaaminayo ayaa saaka u safraya Dowlad Goballeedka Koonfur ...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa u tacsiyadeeyay wasiiru dowlaha Wasaaradda gaadiidka Cirka iyo Dhulka ...
Garoonka Kubadda Cagta ee Eng. Yariisow Stadium ayaa waxaa galabta lagu qabtay Koob Kubadda Cagta oo lagu Maamuusayay Shuhadadii ku ...
Musharaxiinta oo kulan ku yeeshay Magaalada Muqdisho ayaa bogaadiyay doorka hoggaamineed ee Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble. Sidoo kale waxay ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble, ayaa mar kale la kulmay Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamanka Federaalka ...
Ra'iisul Wasaaraha JFS Maxamed Xuseen Rooble ayaa 29 -kii Luuliyo London la kulmay Ra'iisul Wasaaraha UK Boris Johnson oo marti ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho