Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiye Cirro oo gaaray Dhuusamareeb+Sawirro
Wafdi uu hoggaaminaayo Guddoomiyaha Guddiga hirgalinta doorashooyinka Soomaaliyaa Maxamed Xasan Cirro ayaa maanta gaaray magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Dowlad Goboleedka ...
Wafdi uu hoggaaminaayo Guddoomiyaha Guddiga hirgalinta doorashooyinka Soomaaliyaa Maxamed Xasan Cirro ayaa maanta gaaray magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Dowlad Goboleedka ...
diyaarad nooca dab-damiska ah ayaa ku burburtay jasiiradda Giriiga ee Zakynthos ee Giriigga xili ay ku jirtay hawlgal dab damin ...
Taliska qaybta 21-aad gaar ahaan guutada 15-aad ee Ciidanka Dhulka Xoogga dalka ayaa ciidamo dheeri ah geeyay deegaanka Ceeldheere iyo ...
Madaxweynaha Maamulka Puntland Siciid Cabdulahi Deni oo ku hadlaaya magaciisa, kan Goleyaasha iyo kan Shacabka Puntland ayaa ka tacsiyeeyay geerida ...
Maamulka Qeybta Booliiska ee Hawlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM) ayaa Magaalada Kismaayo ku soo gabagabeeyay tababar aqoon kororsi ah ...
Guddoomiye kuxigeenka Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka Soomaaliya, Mohamed ibrahim Barre iyo wafti uu hogaaminayo ayaa saaka u safraya Dowlad Goballeedka ...
Wasaaradda caafimaadka xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa warbixin ka soo saartay kiisaska cudurka COVID-19 ee la diiwaan geliyey 24-kii saac ee ...
Waxaa maanta laga daahfuray magaalada Jowhar ee Caasimada Dowlad Gobaleedka Hirshabeelle banaamijka horumarinta dhaqaalaha loo dhanyahay. Waxaana barnaamijka ka qayb ...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Xil ka Qaadis ku Sameyey Xubno ka tirsan Gollaha ...
Hoggaamiyaha kooxda Xizbullah ee dalka Lubnaan Sheekh Hassan Nasrallah ayaa Sabtidii sheegay in kooxdiisa ay dooratay inay duqeymaha Israel uga ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho