Madaxweyne Farmaajo oo ka tacsiyeeyey geerida cayaartooydii ku shahiiday qaraxii magaalada Kismaayo
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoysaska, qaraabada iyo dhammaan shacabka Soomaaliyeed, ...
















