Friday, October 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddiga Doorashada Koonfur Galbeed oo ka hadlay qorshaha u degsan Guddiga

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Guddiga Doorashada Koonfur Galbeed oo ka hadlay qorshaha u degsan Guddiga
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddiga doorashooyinka heer dowlad Goboleed ee Koonfur Galbeed ayaa ka hadlay Shaxda Doorashada Golaha Aqalka Sare oo dhawaan ka bilaabanaysa magaalada Baydhabo.

Guddoomiyaha Guddigaasi Yuusuf Cabdulqaadir Maxamed oo Radio Muqdisho uga Waramay sida ay wax u socdaan ayaa sheegay inay diyaariyeen goobihii lagu qaban lahaa doorashada kuraasta Aqalka Sare ee dalka.

Related posts

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026

Mudane Yuusuf Cabdulqaadir ayaa xusay in Madaxweynaha Koonfur Galbeed ay u gudbiyeen Codsi ah sidii uu ugu soo gudbin lahaa magacyada liiska musharaxiinta Golaha Aqalka Sare.

Guddoomiyaha Guddiga Hirgelinta Doorashada hee dowlad Goboleed ee Koonfur Galbeed Mudane Yuusuf Cabdulqaadir Maxamed ayaa tilmaamay inay rajo wanaagsan ka qabaan in doorashada ay ku dhacdo si nabdoon

Previous Post

Argagixisada Al-Shabaab oo qarax la eegtay gaari ay saarnaayeen dad rayid ah

Next Post

Madaxweynaha Jubbaland oo casha sharaf u sameeyay Guddiyada Doorashooyinka iyo Xildhibaannada Aqalka Sare ee la doortay “SAWIRRO”

Next Post
Madaxweynaha Jubbaland oo casha sharaf u sameeyay Guddiyada Doorashooyinka iyo Xildhibaannada Aqalka Sare ee la doortay “SAWIRRO”

Madaxweynaha Jubbaland oo casha sharaf u sameeyay Guddiyada Doorashooyinka iyo Xildhibaannada Aqalka Sare ee la doortay "SAWIRRO"

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

October 1, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa Ankara kula kulmay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Türkiye,...

SoDMA oo  kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

SoDMA oo kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

October 1, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan ay isugu yeertay Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dowladda Federaalka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In