Tartamayaasha Boondheere oo caawa u gudbay wareegga xiga ee tartanka
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Shan iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah ...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Shan iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah ...
Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa ansixiyay hindise sharciyeedka sharciga hay’adaha maaliyadda, kaasi oo ay ugu codeeyeen ...
Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamuud C. Sheekh Faarax (Beenebeene), ayaa kulan muhiim ah ...
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Iimaan Cige, ayaa ka hadlay kororka miisaaniyadda dowladda iyo dadaallada ay dowladdu ku ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Garoonka Diyaaradaha ee magaalada Muqdisho ku soo dhaweeyay qaar ...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Shan iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah ...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Maxamed Axmed Amiir ayaa caawa booqday qaar kamid ah xarumaha Ganacsiga ee ...
Dowladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa xirtay ilaa iyo 12 warbaahin, nooca mareegaha oo ay Khawaarijta lahaayeen, iyadoo horay ay dowladdu ...
Munaasabad kooban oo lagu daahfurayay Masjid cusub oo laga hirgaliyay xarunta Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya ayaa waxaa ka qeybgalay ...
Guddiga gaarka ah ee loo xilsaaray xasaanadda Xildhibaannada ayaa maanta kulankoodii ugu horeeyay ku yeeshay xarunta guddoonka iyo guddiyada ee ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho