Wasiiru Dowlaha Madaxtooyada Qaranka oo xafiiskiisa ku qaabilay danjiraha Dowladda Talyaaniga
Wasiiru Dowlaha Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Macallin Khaliif oo xafiiskiisa ku qaabilay danjiraha Jamhuuriyadda Talyaaniga Mudane Alberto Vecchi ...
















