Wasiirka Cayaaraha Soomaaliya oo ka tacsiyeeyay falkii lagu dilay ciyaartooyda kooxda JCCI ee Kismaayo
Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Cayaaraha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Saciid Xamsa ayaa cambaareeyay falkii wuxuushnimada lahaa ee lagu ...
















