Wasaaradda Duulista Hawada oo qabatay kulan looga hadlayay howlaha Hay’adda Duulista “SAWIRRO”
Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya ayaa qabatay kulan muhiin u ahaa horumarinta hay’adda Duulista Rayidka, Ku xigeenka Maareeyaha Guud ...
















