Musharrax Madaxweyne Cabdikariin Guuleed oo soo dhaweeyey doorashadii maanta dhacday ee guddoonka guddiga doorashada Soomaaliland
Musharax Madaxweyne Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa soo dhaweeyey doorashadii maanta dhacday ee guddoonka guddiga maamulka doorashada kuraasta Soomaaliland lagu doortay. ...
















