Guddiga hir-gelinta doorashooyinka oo soo dhaweeyey go’aankii Galmudug iyo HirShabeelle
War-saxaafadeed ka soo baxay guddiyada hirgelinta doorashooyinka dalka ayaa lagu soo dhaweeyey go’aankii ay galabta gaareen maamulada Hirshabeelle iyo Galmudug, ...
















