Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo ka tacsiyeeyey geerida ku timid Hooyo Jamaad Cusmaan Mahad-Alle.
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa u tacsiyadeeyay wasiiru dowlaha Wasaaradda gaadiidka Cirka iyo Dhulka ...
















