Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo maanta booqday xarunta Jaamacadda Carabta “SAWIRRO”
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo safar shaqo ku jooga dalka Masar ayaa maanta booqday xarunta ...
















