Saraakiil ka tirsan birmadka booliska Galmudug oo tababar loogu soo xiray Dhuusamareeb “SAWIRRO”
Tababarkan oo mudo 45-maalmood ah magaalada Dhuusamareeb uga socdey Ciidamada ka howlgala Saldhiga Booliska Caasimadda iyo Ciidamada Birmadka Booliska qaybtooda ...
















