Xubno ka tirsan Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka oo saakay u safraya Magaalada Dhuusomareeb.
Guddoomiye kuxigeenka Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka Soomaaliya, Mohamed ibrahim Barre iyo wafti uu hogaaminayo ayaa saaka u safraya Dowlad Goballeedka ...
















