Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed oo daah furay Imtixaan loogu talagalay Leyli-saraakiil
Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi, ayaa Jaamacadda Ummadda, qeybteeda 21 Oktobar, ka daahfuray imtixaan leyli sarkaalnimo ...
















