Musharaxiinta u tartameya kuraasta Xildhibaannada Aqalka Sare ee gobolada Waqooyi oo taageeray shaqada guddiga doorashada ee uu magacaabay Ra’isul Wasaaraha “SAWIRRO”
Musharaxiinta oo kulan ku yeeshay Magaalada Muqdisho ayaa bogaadiyay doorka hoggaamineed ee Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble. Sidoo kale waxay ...
















