Ururka Taliban oo weerar gantaalo ah ku qaaday garoonka diyaaraha ee magaalada Kandahar ee dalka Afghanistan
Dagaalyahano ka tirsan taalibaan ayaa ilaa iyo saddex gantaal ku weeraray garoonka diyaaradaha ee magaalada Kandahar ee koofurta wadanka Afghanistan ...
















