Dhallinyarro xuska todobaadka xoriyadda ku dhigay garoonka cayaaraha Dhuusamareeb“SAWIRRO”
Dhallinyarada Caasimadda Galmudug ee Dhuusamareeb oo isugu jira gabdho iyo wiilal ayaa galabta isugu tagey garoonka cayaaraha, halkaa oo ay ...
Dhallinyarada Caasimadda Galmudug ee Dhuusamareeb oo isugu jira gabdho iyo wiilal ayaa galabta isugu tagey garoonka cayaaraha, halkaa oo ay ...
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Xuseen Xaaji oo ka mid ah Gudiga Qabanqaabada xuska Maalmaha xoriyadda ayaa maanta ...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa kormeer ku tagay xerada Taliska Qaybta 21-aad ee magaalada Dhuusamareeb iyo ...
Magaalada Muqdisho iyo Gobolada dalka waxaa ka socda diyaargarowgii ugu dambeeyay ee lagu maamuusayo todobaadka xoriyadda, kaas oo ay abaabulkeeda ...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta soo gaaray magaalada ...
Shirka golaha wasiirrada Galmudug oo uu guddoomiyay Madaxwayne Axmed Cabdi Kaariye ayaa looga hadlay dib u eegista iyo wax ka ...
Midowga iskashatada Beeraleyda Degmada Beladweyne oo ka kooban 14 iskaashato ayaa soo qabtay bandhihg ay ku muujinayeen dalagyada ka soo ...
Marwada Koowaad ee Dalka Marwo Saynab Cabdi Macallin ayaa xarigga ka jartay Isbitaalka Hooyada iyo dhallaanka oo laga hirgeliyey degmada ...
Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib u dhiska iyo Guriyeynta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Aadan Macalin (Soomaali) ayaa xafiiskiisa ku ...
Waxaa Magalaada Konya ee Dalka Turkiga lagu casuumaad loogu sameeyay wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiye ku-xigeenka Maamulka Gobalka Banaadir Mudane Faarax ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho