Wasiirka Waxbarashada Koonfur Galbeed oo Garoowe kula kulmay Malaaqyada iyo Waxgaradka Bulshada Koonfur Galbeed ee ku dhaqan Puntland “SAWIRRO”
Kulankan oo ahaa isxog waraysi ayaa waxgaradkii kulanka ka soo qaybgalay Wasiirka Waxbarashada Koonfur Galbeed uga warbixiyeen xaaladooda nololeed ee ...
















