Shirka Wadatashiga horumarinta Waxbarashada ee ka socda Garoowe oo galay maalintii labaad “SAWIRRO”
Shirka Wadatashiga Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya iyo Wasaaradaha Waxbarashada dawladaha xubnaha ka ah dawladda Federaalka ah iyo Agaasinka Waxbarashada Gobalka Banaadir ...
















