Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

WFP oo sheegtay in kolonyo sida raashiin gargaar ah ay dhawaan gaari doonaan gobalka Tigre

caqiil by caqiil
5 years ago
in Wararka
0
WFP oo sheegtay in kolonyo sida raashiin gargaar ah ay dhawaan gaari doonaan gobalka Tigre
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Hey’adda cuntada qaramada midoobay ee WFP ayaa sheegtay in la fasaxay ilaa 200 oo ah Gaadiid sida gargaar bani’aadinimo, kaasi oo  ku sii jeeda gobalada ay colaadaha la dageen tigreega.

Sarkaal ka tirsan WFP ayaa xusay in 44 gaadiid ah ay ka tageen magaalada semera ee ismaamulka Canfarta balse aysan weli gaarin gobalka tigreega ee waqooyiga itoobiya.

Related posts

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026

Deegaanada ay mareen Gadiidkan wada raashiinka gargaarka ah ayaa waxaa saameyn ku yeeshay dagaaalada ka socda gobalka tigreega.

Afhayeen u hadlay barnaamijka cuntada adduunka ee WFP ayaa sheegay in ay rajeynayaa in dhawaan gobalka ay gaari doonaan ilaa 900 oo Tan oo Raashiin gargaar ah.

WFP waxaa ay xustay in maalinkiiba ay gobalka tigreega soo gaari doonaan ilaa 100 gawaari xamuulka ah oo wada raashiin si kaalmo deg deg ah loo gaarsiiyo dadka ku dhibaateysan gobalka.

Qaramada midoobay ayaa hore u sheegtay in ilaa iyo 5 milyan oo ruux oo ku nool waqooyiga itoobiya ay u baahan yihiin gargaar deg deg ah iyadoo sidoo kale ay jiraan 400,000 oo ruux oo kale oo saameysan Abaar ku dhufatay gobalka.

Dowladda itoobiya ayaa waxaa hore loogu eedeeyay in xayiraad saartay gargaarki loogu tala galay in lagu samata bixiyo dadka ku dhibaateysan gobalka kuwaa oo ay si weyn u saameysay colaada ka taagan gobalka tigreega.

Previous Post

Wasaaradda Caafimaadka oo Bulshada fartay in ay ka qeyb qaataan ka hor taga COVID19

Next Post

Xubna ka socda Guddiga Doorashooyinka heer Federaal oo gaaray Baydhabo

Next Post
Xubna ka socda Guddiga Doorashooyinka heer Federaal oo gaaray Baydhabo

Xubna ka socda Guddiga Doorashooyinka heer Federaal oo gaaray Baydhabo

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In