Jabuuti iyo Sacuudi oo kawada hadlay iskaashiga labada dal
Madaxweynaha Jabuuti mudane Ismaaciil Cumar Geelle ayaa ku qaabilay xafiiskiisa wasiirka arrimaha dibadda ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya mudane Feysal bin ...
Madaxweynaha Jabuuti mudane Ismaaciil Cumar Geelle ayaa ku qaabilay xafiiskiisa wasiirka arrimaha dibadda ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya mudane Feysal bin ...
Xoghayaha guud ee Jaamacadda Carabta Axmed Abul Geyt ayaa sheegay in Jaamacadda Carabtu dadaal ballaaran ku bixineeyso taageeridda Soomaaliya, si ...
wasiirka arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ee xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Maxmaed Cabdirisaaq Maxamuud ayaa la kulmay Imaamka Jaamacadda Al-Azhar ...
Shirka Golaha wadatashiga Qaran ee dhammeystirka Doorashooyinka dalka ayaa maalintii Saddexaad galay, xilli shalay Warbixin looga dhageystay Guddiga farsamada arrimaha ...
Wakaaladda Caalamiga ah ee Tamarta Atomiga waxay cusbooneysiisay digniinta Iiraan ee ku aadan mustaqbalka heshiiska Nukliyeerka. Agaasimaha guud ee Hey’adda ...
Ra’iisul wasaaraha India Narendra Modi ayaa warqad u direy dhigiisa Pakistaan Cimraan Khaan, isagoo ku sheegay in uu doonayo in ...
Raiisal wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa markii ugu horeysay qiray in xad gudubyo ka dhan ah dadka shacabka ay ka ...
Shirkadda diyaaradaha ee Kenya Airways ayaa gashay khasaarihii uga xumaa kadib, markii ay soo warisay in lacag dhan Sh36.2 bilyan ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ay weheliyeen Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda, Madaxweyneyaasha Dowlad Goboleedyada Galmudug, Koonfur Galbeed, ...
Hayaddaha Mega Construction Iyo Somali Fast Eight oo ay hor kaceyso Wasaaradda caafimaadka Galmudug ayaa magaalada Cadaado ka bilaabay buufinta ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho