Ra’iisul Wasaare Rooble oo bogaadiyay shaacinta Jadwalka doorashada Jubbaland, kuna baaqay in Madaxda kale ay dedejiyaan qabashada doorashada
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa ku bogaadiyay Madaxweynaha Jubbaland iyo Guddiga Doorashada Jubbaland soo gudbinta ...
















