Guddiga Hirgellinta Doorashada Koonfur Galbeed oo UNSOM kala wareegay qalabka doorashada “SAWIRRO?
Guddiga Hirgellinta Doorashada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa maanta qalabka Doorashada kala wareegey hay’adda UNSOM xafiiskeeda Baydhabo, kaas oo ...
















