Tuesday, September 29, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shil gaari oo dhimasho badan sababay oo ka dhacay Hindiya

Ali Abdirahman by Ali Abdirahman
5 years ago
in Wararka
0
Shil gaari oo dhimasho badan sababay oo ka dhacay Hindiya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ugu yeraan 18 qof oo shaqaale muhaajiriin ah ayaa dhimatay ka dib markii ย gaari weyn jiirey rakaab la socday bas marayay gobolka waqooyiga India ku yaala ee Uttar Pradesh.

Masaafarada socdaalkooda oo aheyd 1,300km ayaa ka soo bilaabatay magaalada Haryana ayagoo ku sii jeeday xarunta gobolka ee Bihar, shilka ayaana ka dhacay degmada Barabanki.

Related posts

Munaasabad lagu abaal marinayey dad bulshadooda si hufan ugu adeegay oo lagu qabtay Canada

Munaasabad lagu abaal marinayey dad bulshadooda si hufan ugu adeegay oo lagu qabtay Canada

September 28, 2026
๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ญ๐š๐›๐š๐›๐š๐ซ ๐ฎ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ซ๐ž๐ฒ ๐ƒ๐ฎ๐Ÿ๐œ๐š๐๐๐ข๐ข ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐‚๐ข๐ข๐๐š๐ง๐ค๐š ๐Š๐ฎ๐ฆ๐š๐š๐ง๐๐จ๐จ๐ฌ๐ค๐š ๐ƒ๐š๐ง๐š๐›ย 

Shilka ayaa dhacay saacadihii hore ee Arbacadan maanta ah, qaar kamaid ah shaqaalaha ku dhex jirey Baska halka kuwa kalena ย jiifeen gaariga gedaashiisa xilliga shilka uu dhacayay.

Yamuna Prasad oo ah kormeere guud oo ka tirsan booliiska degmada Barabanki, ayaa BBC u sheegay in gaariga lagu soo raray wax ka badan tankiisa.

Wadaha gaariga Baska ah, ayaa isku dayay in uu hagaajiyo cilad ku timid gaariga, hase ahaatee waxaa si lama filaan ah u dul-maray gaari weyn, sida ay sheegeen saraakiisha booliiska.

โ€œWaa shil nasiib daro ah. Buska waxaa la soo saaray 140 qof iyadoo 65 qof oo kali ah loogu talagalay. Waxaan qiimeynaynaa xaaladda qoysaska,โ€ ayuu yiri.

Mr Prasad waxaa uu intaas ku daray, in Buska uusan laheyd dariishad ama daaqad, sababtoo ah waxaa uu lahaa qaboojiye taas oo keentay, in qaar kamid ah rakaabka waddada bartankeeda jiifsadaan.

Ugu yeraan, 30 kamid ah rakaabka oo qaarkood dhaawacyo halis ah qaba ayaa lagu daweynayaa isbitaalka magaalada Barabanki.

Raโ€™isul wasaaraha dalka India, Narendra Modi ayaa Twitter ugu tacsiyeeyay ehelada dadka mashaqada ku hab-satay, isagoo balan qaaday in 200,000 rupee oo u dhiganta 2,686 oo dollar oo mag-dhow ah la siin doono qoysaska dadka dhintay halka kuwa dhaawacmay heliย  doono 50,000 rupee oo lacagta India ah.

Dadka ka soo jeeda magaalada Bihar, waxay badanaa aadaan gobolada hodanka ah oo ay kamid yihiin Haryana iyo Delhi si shaqooyin ugu helaan halkaas.

Shaqaalaha muhaajiriinta ah waxay badanaa isticmaalaan tareenno iyo basas, oo ah hab raqiis ah oo laga adeegsado Hindiya, si ay guryahooda ugu laabtaan markay ka nasanayaan โ€‹โ€‹shaqooyinka.

Previous Post

Isbitaalka Martini oo markale loo asteeyay la tacaalidda dadka uu soo ridanayo COVID-19

Next Post

Mareykanka oo Hindiya kala hadlaya hagaajinta xuquuqda aadanaha

Next Post
Mareykanka oo Hindiya kala hadlaya hagaajinta xuquuqda aadanaha

Mareykanka oo Hindiya kala hadlaya hagaajinta xuquuqda aadanaha

Munaasabad lagu abaal marinayey dad bulshadooda si hufan ugu adeegay oo lagu qabtay Canada

Munaasabad lagu abaal marinayey dad bulshadooda si hufan ugu adeegay oo lagu qabtay Canada

September 28, 2026
0

Magaalada Edmonton gobolka Alberta ee dalka Canada ayaa waxaa lagu qabtay munaasabad aad u ballaaran oo ay kasoo qeybgaleen Aqoonyahanno...

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ญ๐š๐›๐š๐›๐š๐ซ ๐ฎ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ซ๐ž๐ฒ ๐ƒ๐ฎ๐Ÿ๐œ๐š๐๐๐ข๐ข ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐‚๐ข๐ข๐๐š๐ง๐ค๐š ๐Š๐ฎ๐ฆ๐š๐š๐ง๐๐จ๐จ๐ฌ๐ค๐š ๐ƒ๐š๐ง๐š๐›ย 

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ญ๐š๐›๐š๐›๐š๐ซ ๐ฎ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ซ๐ž๐ฒ ๐ƒ๐ฎ๐Ÿ๐œ๐š๐๐๐ข๐ข ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐‚๐ข๐ข๐๐š๐ง๐ค๐š ๐Š๐ฎ๐ฆ๐š๐š๐ง๐๐จ๐จ๐ฌ๐ค๐š ๐ƒ๐š๐ง๐š๐›ย 

September 28, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa Dugsiga Tababarka Shahiid G/le Xasan Tuure tababar ugu soo...

Guddoomiyaha Hayโ€™adda SoDMA oo qaabilay Taliyaha Ciidanka Badda

Guddoomiyaha Hayโ€™adda SoDMA oo qaabilay Taliyaha Ciidanka Badda

September 28, 2026
0

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta Xarunta Hayโ€™adda kulan kula qaatay Taliyaha Ciidanka...

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran oo lagu qabtay Degmada Guriceel

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran oo lagu qabtay Degmada Guriceel

September 28, 2026
0

Waxaa Degmada Guriceel ka qabsoomay kulan iyo olole ballaaran oo lagu taageerayey musharraxiinta Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran ee u taagan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In