Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya oo magacaabay Guddiga ku meel gaarka ah ee horumarinta Afka Soomaaliga
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Eng Cabdullahi Abuukar Xaaji, Cabdullahi Carab ayaa magacaabay ...
















