Madaxweynaha Hirshabeelle oo kulan la qaatay Safiirka Ingiriiska ee Soomaaliya
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa galabta kulan la qaatay Safiirka Dowladda Ingiriiska ee Soomaaliya Ambassador Kate ...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa galabta kulan la qaatay Safiirka Dowladda Ingiriiska ee Soomaaliya Ambassador Kate ...
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa shacabka Soomaaliyeed iyo bahda Booliska uga tacsiyadeeyay geerida ku timid ...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe ayaa maanta kulan kula qaatay magaalada Muqdisho Safiirka Dowladda Talyaaniga u ...
Kulan horudhac u ah daah-furka Habka Onlaynka ah ee diiwaan-gelinta iyo bixinta laysimada Shirkadaha Ganacsiga Soomaaliya, ayaa ay maanta Wasaaradda ...
Ra'iisul Wasaare Rooble oo Warbixin ka dhageystay Guddiga qabanqaabada todobaadka Xoriyadda "SAWIRRO Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen ...
Dowladda Turkiga oo cambaareysay falkii argagixisanimo ee maanta lala beegsaday dhallinyaro dooneysay inay ka mid noqdaan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed. ...
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Xuseen Xaaji ayaa ka tacsiyeeyay geeridii ku timid dhallinyaradii dooneysay in ay ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa qaabilay Safiirka Dowladda Qatar ee Soomaaliya Danjire Xasan Xamza oo ...
Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa xarunta Madaxtooyada ku qaabilay wafdi uu hogaaminayay Wakiilka gaarka ah ee ...
Guddoomiye ku-xigeenka howlaha guud ee Maamulka Gobolka Banaadir Mudane Faarax Cabdi Diini iyo Xoghayaha guud ee Gobolka Banaadir Mudane Xiireey ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho